1st NIH HEALTH RESEARCH CONFERENCE
The director of SNU-SPHR Mr. Abdulwahab M. Salad and the head of Research and Training Mr .Gallad Dahir have presented their papers at the First NIH Public Health Research Conference in Garawe.
Agaasimaha Dugsiga Caafimaadka Guud iyo Cilmi Baarista JUS iyo madaxa waaxda Cilmi-Baarista iyo tababarada Dugsiga ayaa warqado cilmi-baaris ah kajeediyay shirka cilmi-baarista caafimaadka oo uu soo qaban qaabiyay machadka caafimaadka qaranka Soomaaliya.
SNU-SPHR Public Health Research.


